|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dagaalkii Maanta Ayuu Inoo Bilaamay, Waa Jihaad Aynu Tallada Dalka Ku Badbaadinayno, KULMIYE Heshiiskii Ayuu Ka Baxay Dacwad Ayaanu Ka Gudbinaynaa…”Cabdiqaadir Jirde.
March 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in xukuumada xisbiga ulmiye ay ka baxday heshiishkii ay wada galeen islamarkaana dagaal ay lagalayaan ismarkaana ay dacwad ka gudbinayaan. Sidoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay hantidii qaranka ugu ololaynayso musharixiin ay wadato HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Ee Taiwan Iyo China Oo Isweydaarsaday Hadalo Kulul Oo Salka Ku Haya Xid... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shir Degdeg Ah Isugu Yeedhay Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Sheegtay Inay Kuraasta Ugu Badan Ka Heli Doonto Gobollada Galbeedka, Doora... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|