|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Qorilugud Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Col Jaamac Dolaal Oo Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl.
March 18, 2021 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Waxgaradka iyo odoyaasha deegaanada qorilugud iyo waadaama Ogoo ee beelaha solo madow ayaa si adag uga hadlay xadhiga cornol Jaamac Doolaal oo katirsa ciidanka qaranka Somaliland islamarkaana hada xidhan mudo. Sidoo kale waxgaradka iyo odoyaashan ayaa eedo ujeediyay taliyaha ciidanka kuwaasi madaxwayne biixi ugu baaqay in mudo 48cadood ah lagu soo daayo col jaamac doolaal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Go’aanka Madaxweynuhu ku kala Qaaday Doorashooyinka iyo Diidmada W... “Ilaahay Baa Deeq Baxshee, Cirdiga Iyo Nafta Bani'aadmaka ka Daaya Mashruucaysiga”!Prof Cabdi Cali. DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xisbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|