|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Madaarka Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley Oo Mudo Xidhan.
March 2, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Madaarka Magaalada kalabaydh ee gobola gabiley ayaa kamid ahaa madaaradii ug horeeyay ee somaliland yeelato dib ulasoo noqoshadii qaranimada somaliland kadib. Sidoo kale madaarka kalabaydha oo haadan dayac iyo burbur wayni ka muuqdo mudona xidhaa ayaa wakhtiyada qaar ahaa madaarka kaliya ee somaliland ka shaqeeya islamarkaana qaranku faa,iidooyn badan ka helay. Hadaba madaar oo mudo xidhan ayaa xukuumadaha somaliland ee hadba xilka hayaan waxba kqaban isagoo ahaa madaar ay kasoo degaan kaargoogi kaasi oo ugudbi jiray itoobiya iyo guud ahaan gobolada somaliland wali ah mid baahi wayn loo qabo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN
Related posts:Boqorada Ingiriiska ee Elizabeth II oo noqotay Boqoradda ugu da'da weyn caalamka kadib geeridii Boqo... Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Hadlay Hay’ad Lagu Eedeeyay Inay Dalka Fasahaadinayso Oo ... DAAWO;Mas’uuliyiinta Garabka Haweenka Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Weeraray Taliyaha Ciidanka Bo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|