DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg Ah Uga Hadasho Falkii Ka Dhacay Dugsiga Nuuradiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg Ah Uga Hadasho Falkii Ka Dhacay Dugsiga Nuuradiin.
March 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo katirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ayaa ka hadlay dhacdadii ka dhacay iskuulka nuuradiin iyo gadoodkii ay sameeyeen ardayda dhigata dugsare ee nuuradiin qaybtiisa inamada

Sidoo kale Siyaasi rashiid ayaa sheegay in aad uga xunyahan falkan ka dhacay iskuulka islamarkaana ay tahay arin halis ku ah ardayda iyo dugsiyada  xukuumada ugu baaqay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS