|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Khudbadii Madaxwaynuhu Golaha ka Horjeediyay Laga Jaray Hadalo Gaf Iyo Faro Galin Dhinaca Diinta Ah Oo Uu Ku Hadlay.
March 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Jaamac Shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay khudbadiii madaxwayne biixi shalay ka hor jediyay golaha baarlamaanka taasi oo ku tilmaamay in aanay micno badan lahayn islamarkaana aanu kaga hadla xaalada dhabta ah ee dalka iyo arimihii laga sugayay Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in khudbadii madaxwaynaha laga jaray hadalo uu golaha ka hor sheegay oo uu ku faro galiyay diinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Annigu Goob-joog Kamaan Ahayn Meel Axmed Siilaanyo Isku Casili Gaadhay, Warkaasina Maaha War Xaqiiq... DAAWO;-Xil. Maxamed Raambo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbi Xaakimka Kulmiye. Natiijooyinka Doorashadii Isku Sidkanayd ka Dib Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|