DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
March 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo  masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa.

Waxaana munaasibadan shirkan hadalo ka jeediyay masuuliyiin xukuumada tirsan xubnihii hore ee ururka qareenada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS