|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Ka Cabanaya Biyo la’Aan Soo food Saartay!
March 27, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ee xadka udhexeeya Somaliland iyo itoobiya ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biyo la,aan baahsan oo soo food saartay iyadoo lagu xili jilaal ah ismarkaana deegaanada ku xeeran ay ka jirto abaari Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan magaalada wajaale ayaa ka hadlay qiimaha foostaba biyaha oo marausa halkii ugu saray gaadhay 35000 kun oo Somaliland shilling ah. Dhanka kale dadwaynaha reer wajaale ayaa sheegay in aanay wax biyo ahi usoo xidhin maalmahan kuwaasi oo ka yimaada deegaanka kalabaydh isagoo baaq udiray xukuumada Somaliland iyo wasaarada biyaha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Wasiirka Boosaha Oo Gaashanka Ku Dhuftay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xusbiga Wadani Daawo Video DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashada Kasoo Yeedhaysa Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada... “Waxaan Tagay Jabuuti Oo Madaxweynaha, Marwooyinka Ilaa Ka U Hooseeyaa Qayilaan”Xildhibaan Aadan Bar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|