|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiin Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Tuurcanood.
March 26, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharax Maxamed Cismaan Liimo oo usharaxan Golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Musharax Maxamed Dayib oo usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa deeg biyo gaadhsiiyay bulshadaku dhaqan deegaanka tuurcaanood ee gobolka gabiley oo ay saameeyeen abaraha xiligan ka jira deegaano katirsan gobolka gabiley iyo deegaanada ddsi itoobiya.
Waxaana ay halkaasi ugu qaybiyeen biyo iyadoo bulshada ku dhaqan deegaanadani ay uga mahad celiyay deeqdan ay soo gaadhsiiyay musharixiintani.
Dhanka kale waxaa halkaasi ka hadlay musharax maxamed cismaan iyo musharax maxamed dayib oo sheegay in ay la dareen yihiin dadkooda ay saamaysay biyo yaraantu islamarkaana ay uraadin doonaan sidii ay uheli lahaayeen biyo iyo wixii kale ee ah baahiyaha aas aasiga HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Agaasimaha Cisbitaalka Burco Oo Ka Hadlay Halis Xanuunka Covid19 Iyo Goobaha Laga Keeno Dad B... DAAWO;-Qoraa Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Marxalada Ay Somaliland Marayso Iyo Baaqii Shacabka Ee Dh... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Diiwaangalinta Maalinta Sabtida ah Ka Bilaabmasa Gobolka Maro... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|