DAAWO;-Maxbuus 20sano Ku Xidhaa Jeelka Hargaysa Oo Wariye Coldoon Ku Wareejiyay Deeq Lacageed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxbuus 20sano Ku Xidhaa Jeelka Hargaysa Oo Wariye Coldoon Ku Wareejiyay Deeq Lacageed
March 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxbuus mudo 20sano ah ku xidhnaa jeel hargaysa oo dhawaan la siidaayay kadib markii wariye cabdimaalik muuse coldoon ka hawlgalay siidayntiisa ayaa maanta lagu wareejiyay lacag dhan 15000kun doller. Taasi oo uu gudoonsiiyay wariye coldoon oo ay dad muxsiniin ahi usoo wakiisheen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS