|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Magaalada Kalabaydh
March 22, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka degmada gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha xarunta maamulka magaalada kalabaydh oo ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley. Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan magaalada kalabaydh ayaa soo dhaweeyay waxqabadka muuqda ee ay maamulka dawlada hoose ee gabiley ka hirgaliyeen kalabaydh. Dhanka kale maayarka Maxamed Amiin ayaa ka warbixiyay ka maamul dawlad hoose ahaan mashaariicda ay ka hirgaliyeen magaalada kalabaydh, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Ka Aamuska Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhani, Waxa Uu Ina Gayeysiin Doonaa In Dalku Gaadho, Me... TACSI Dhamaan Hoganka Xusbiga kulmiye Waxay tacsi u dirayaan marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Ciga... DAAWO;-“Somaliland Waa Mucjiso Kasoo Baxday Goob Halis ah” Wasiirul-dawlaha Iskaashiga Caalamiga Ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|