|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Ka Hadlay Gadood Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Iskuulku Iyo Khasaaraha Ka Dhashay!
March 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dugsiyada Nuuraadiin ayaa ka hadlay gadood ay manta sameeyeen ardayda secondry ah ee Iskuulka nuuradiin qaybtiisa inamada oo burburiyay qaybo kamid ah dhismaha iskuulka iyo gaadiid. Sidoo kale Maamulaha guud ee dugsiyada Nuuraadiin Mahad Ibraahim iyo xubno kale oo katirsan maamulka iskuulka ayaa sheegay in la baadhi doono waxa sobobay in ardaydu talaabo noocan ah ku kacaan iyo talaabooyinka laga qaadi doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Magacyada Sedex Xubnood Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Madaxwaynaha Jub... DAAWO; Madaxwaynihii Hore Somaliya Sheekh Shariif Oo Sheegay Inuu Somaliland La Furan Doono Wada Had... DAAWO;-Ganacsade Yuusuf African Oo Shacabka Reer Jabuuti Usoo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah Oo La Xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|