|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Gaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Uga Tartamaya Golaha Deegaanka Gabiley.
March 14, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo wafti uu hogaaminaya manta magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad beesha gurgure ku shaacinaysay musharax Ismaaciil Daahir Axmed Oo umatalaya golaha deegaanka degmada gabiley oo lagu qabtay magaalada gabiley. Munaasibadan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay madaxdhaqameed,siyaasiiyin kuwaasi oo soo dhaweeyay musharax utartamaya golaha deegaanka gabiley Sidoo kale Gudoomye ciro ayaa soo dhaweeyay musharaxan iyo beesha uu kazoo jeedo ooh ore xisbiga utaageeri jirtay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa U Jeediyey Dadweynaha Gobolka Saaxi... Mashruuca Biyo balaadhinta Caasimadu Wuxuu ka mid Yahay Hiigsiga iyo Himilooyinka Ugu wayn Ee Xukuum... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Shirweynaha 11-aad Ee Dhaqaalaha Islaamiga ah E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|