DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta Oo Qaybintiisu Maanta Bilaabantay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta Oo Qaybintiisu Maanta Bilaabantay.
March 31, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha degmada tog wajaale oo gobolka gabiley ayaa Kormeer kusoo maray goobaha degmada ee ay ka socoto kaadh qaadashada codbixiyayaasha,

Sidoo kale gudoomiyaha wajaale ayaa shacabka ku dhaqan deegaanada hoos yimaada degmada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo qaybintiisu manta ka bilaabantay gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS