|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Degmada Geed Balaadh Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb, Fariin Culusna Udiray Madaxwayne Biixi.
March 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan degmada geed balaadh Ee Gobolka gabiley ayaa iskugu soo baxay dareeno ay ku Muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan xadhiga musharax Shucayb maxamed muuse oo xukuumada dhawaan xabsiga utaxaabtay. Sidoo kale dadwaynaha degmada geedbalaadh ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay deg deg ugu soo celiso xoriyadiisa musharax shucayb oo ay sheegeen in uu yahay musharaxa deegaanka ahaan ay uso xusheen in uu matalo. Dhanka kale Dadwaynaha Reer Geed balaadh ayaa luuqad adag kula hadlay shakhsiyaad ay sheegeen in ay qayb ka yihiin shirqoolada loo mageelay musharax shucayb HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Siyaasiga Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Arimo Laxidhiidha Madaxwaynaha Iyo kuxigeenka la D... Ururka Jaamacadda Carabta Oo Shaaciyey Xalka Keliya Ee Lagu Gaadhi Karo Qabsoomida Doorashada Somali... Macaahida Al Najax Schools Oo Munaasibada Sanad Dugsiyeedka 2020 ilaa 2021 u Qabtay Ardayda Dhamaysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|