|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Laba Orodyahay Oo Tartan Caalamiya Kaga Qaybgalaya Dalka Jabuuti.
February 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada ciyaaraha ee somaliland ayaa shaacisay laba orod yahay oo dalka jabuuti kaga qaybgalaya tartan orodada ay oo dalka jabuuti ka dhici doona Sidoo kale munaasibadan ka hadlay agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaarada oo faah faahin ka bixiyay ciyaaryahanada ka qaybgalaya tartan caalamiya oo lau qabanayo dalka jabuuti iyo waxyaabihii ay kusoo xuleen ciyaartoygan orodka uga qaybgalaya somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Isbarbar Dhiga Hadaladii Gudoomiye Muuse Biixi,Taliye Fadal & Suldaan Xasan keebaase Run ka ... Raysal Wasaare Abiy Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Uu Kamid Yahay Saaxibkiisii Guusha Lamma Magase. Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Galabta Si Rasmiya U bilowday Iyo Natiijada Ciyaarihii Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|