|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Bulqaas Oo Katirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.
February 4, 2021 - Written by Editor:Alle Ha Unaxariisto Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland, Marxuumka ayaa muddo Xaalad Caafimaad u jiifay Cisbitaal ku yaal Dalka Turkiga. Xildhibaam Marxuum bulqaas ayaa kamid ahaa mudanayaasha laga soo doorto gobolada bari ee Somaliland isagoo mudo 15sano ah kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Alle Ha,unaxariisto Waxaanu ka tacsiyadaynayaa qoyskiisa guud ahaan shacabka Somaliland iyo golaha wakiilada ee uu katirsanaa INAA LILAAHI WA,INAA ILAHAYHI RAAJUCUUN, Related posts:GUDIDA DIWAAN-GALINTA IYO ANSIXINTA ASXAABTU MA HAYSTAAN AWOODA XALINTA KHILAAFAADKA XUSBIYADA QARAN... DAAWO: Wasiirada Maaliyadda Iyo Ciyaaraha Oo Si Wada Jir Ah U Furay Tartanka Ciyaaraha Ramadaanta ... DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Xoog Lagaga Qaaday Iyo Cida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|