|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo furay Shir Lagaga Hadlayay Nidaamka Wadaagista Iyo Iswaydaarsiga Xogta Ee Laamaha Dawlada.
February 17, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa furtay kulan lagaga hadlay nidaamka iswaydaarsiga iyo wadaagista xogta ee laamaha dawlada. Shirka ayaa furay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheelh cbdilaahi Suufi oo faah faahin ka bixiyay Nidaamkani faa,iidooyinka uu uleeyahay Laamaha dawlada. Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa soo bandhigay nidaamka ay laamaha xukuumadu ku wadaagi karaan xogta iyo muhiimada uu leeyahay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidanka Qaranka Jiidda Galbeed Oo Baacsaday Maleeshiyada Suldaan Wabar Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dh... Bulshada Casimada Hargeysa Oo la Ildaran Biyo La,aan Iyo Xukuumada Dhagaha ka huraysatay Cabashada... Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Caydhiyay Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Oo Isagu Ka Horyimid Mawqifka Xisbiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|