|
|||||
WAJAALE NEWS
“Markii Aanu Aas Aasay Xisbiga Ucid Xoghayihiisa Guud Wuxu Ahaa Sanjab, Golahiisa Dhexena 36 Ayaa Reer Gabiley Ahaa”Gudoomiye Faysal.
February 6, 2021 - Written by Editor:“Idinka Reer Gabileyoow Kacaanka Oo Qudhihi Idinmuu Dilay Ee Abtiyaashiin Ayaa Hubka Layskugu Kiin Dhiibay”Gudoomiye Faysal. “Sidii Halkan Wajaale Aynu Uga Bilownay Halgankii Afraad Ayaynu Halganka Somaliland Uga Bilaabaynaa”Faysal cali waraabe. TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali Waraabe oo ka qaybgalay munaasibad lagu shaaciyay laba Musharax oo lagu qabtay magaalada tog wajaale ee gobolka Gabiley ayaa ka hadlay arimo door ah iyo musharixiinta xisbiga Ka Sharaxan Ee kasoo jeeda gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Ka Difaacay Madaxweyne Silaanyo Eedaymo uu U Soo Jeediyay Was... DAAWO;- Ururka Midowga Afrika Awood Ma U Leeyahay Fulinta Howshiisa Iyo Go,Aamada Uu Gaadho? Dood. Wasiirka Arimaha Debada Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Kulamo Muhiim Ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|