“Ma Jirto Cashuur Ama Dhaqaale Ay Qaado Wasaarada Gaadiidku,Balse…” Wasiir Cabdilaahi Abokor | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Jirto Cashuur Ama Dhaqaale Ay Qaado Wasaarada Gaadiidku,Balse…” Wasiir Cabdilaahi Abokor
February 14, 2021 - Written by Editor:

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Dafiray Cashuuro Xaddhaaf Ah Oo Wasaaradiisu Ka Qaado Taarikada Gadiidka Iyo Liisamada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka cabdilaahi abokor oo wax laga waydiiyay lacagta ay wasaaradiisu ka qaado badalka taarikada gaadiidka iyo liisamada ayaa sheegay in aanay qaadin wax cashuur ah oo la xidhiidha taarikada iyo liisamada wadayaasha gaadiidka oo bulshadu cabasho xoogan ka muujisay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS