Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Dhisme Loo Dhisayo Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Dhisme Loo Dhisayo Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha.
February 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qandaraasyada qaranka ayaa shaaciyay shirkada ku guulaysataydhisme loo dhisanayo haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka taasi oo uu goob joog ahaa gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim xinif.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS