|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Nacnac Oo Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Fariinta Uu Udiray Ciidamada Jiida Hore.
February 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed axmed diiriye Nac Na coo katirsan xildhibaanada golah wakiilada somalland ayaa dhaliilo culus ujeediyay taliyaha ciidanka qarana oo uu ku eedeeyay in uu dayreeli waayay askari katirsan ciidanka qaranka oo xaalad caafimaad uliita Sidoo kale xildhibaan nac nac ayaa ku baaqay in maxkamad lasoo taago taliye taani isagoo ciidamada jiida horena baaq culus udiray. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Socdaalada Odaygu Marka Hore Maaha mid Qorshe ahaan isaga ka Yimaadda iyo Mid Ujeedada Uu ka leeyaha... Xukuumada Somaliland oo Lagu Eedeeyay In Ay Iibisay Qeybo Ka Mid Ah Dugsiga Maxamud Axmed Cali Daawo:Warbixin Xiiso Leh Oo Wariye Ajaanib ah Ka Daiyaariyay Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Lagu Taaga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|