|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Mareexaan, Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Hankiisa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye?
February 7, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa la layeeshay wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud ee xukuumadii Axmed siilaanyo Cali mareexaan ayaa ka hadlay xaalada gobolada bari ee Somaliland tabashada ay ka qabaan xukuumada madaxwayne biixi Sidoo kale ex wasiir cali mareexaan ayaa ka hadlay hankiisa siyaasadeed ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddanka Qatar Oo Muqdisho Soo Gaadhay Iyo Ammaanka Oo Si Weyn Loo Adkeeye... Waa Maxay Ujeedadda Ugu Weyn Ee Madaxweyne Muuse Biixi Dib Ugu Qarameeyey Haamaha Shidaalka Berbera? Soo Dhawayntii Mayirka Hargaysa Oo loo Adeegsaday Gadiidka Dab damiska Iyo Shaqalaha Dawlada Hoose+K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|