|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Waaran Loo soo Jaray Qareeno Uhadlay Dadka Ka Cabanaya Wakaalada Biyaha Hargaysa.
February 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Ururka qareenada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga horyimid waaran loosoo jaray qareeno dhawaan uhadlay dadka cabanaya wakaalada biyaha hargaysa kuwaasi oo lagu haysto maxaad dadka ugu hadlaysaan. Sidoo kale qareenadan ayaa ku hanjabay in ay shaqo joojin samayn doonaan hadii la hirgaliyo qabashada looyaradan bulshada uhadlay Dhanka kale ururka qareenada Somaliland ayaa xisbiyada mucaaridka ugu baaqay In ay ka hadlaan arinta oo cidkasta khatar ku ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|