|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Wasiirada Maaliyada iyo Arimaha Dibada oo Si Iskumida Uga Hadlay Casuumad Balaadhan oo Ayku Qaabileen Madaxda Dhaqanka beesha ;Waxaan Cadaynayaa Madaxweynaha Dabaddii Han Siyaasadeed Ayaanu Leenahay, Kursigunna Samadda Ayuu ka Qoran-Yahay” +SAWIRO
November 18, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Xaflad Aad loo soo agasimay marti qaadkenada ay lahaayeen wasiirada beesha sacad muuse xukuumada kaga jira oo ay hormuud u ahaayeen Wasirka Maliyada Cabdicasiis Muxumed Samaale iyo Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta ka dhacday huteel guuleed waxaana kaso qayb galay madaxdhaqeedka beesha waxgarad aqoonyahan tiro badan http://youtu.be/onxZsRUIHC4 http://youtu.be/7x05uONDONs Waxana halkaa hadalo iskugu jira taageerada madaxwaynaha iyo hanka siyaasadeed ee labad masuul kajeedinyeen madasha .
Related posts:Daawo:Muj. Cali Guray Oo Xisbiyada Qaranka Ku Eedeeyay In ay Kaambayn U Rogeen Diiwaangalintii Codbi... DAAWO;-Sheekh Siciid Saaweer Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ku Dhaliilay In ay Ka Gaabisay Wacyiga... DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Laga Fuliyay Olole Dhirta Bilicda Loogu Beerayo Goobaha Lagu Nasto. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|