DAAWO;-Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland Oo Kulmisay Badi Bahda Dhaqanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland Oo Kulmisay Badi Bahda Dhaqanka.
February 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad hadhimo sharafeed ah ayaa lagu maamuusay suldaan cusub ee beelaha suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo badalay Aabihii oo doraad geeriyooday taasi oo ahayd mid loogu ducaynayo suldaankii geeriyooday suldaanka  cusubna lagu dardaarmayo.

Waxaana kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka Somaliland iyo kuwo ka socday deegaanka somalida itoobiya oo aaskii kazoo qaybagalay madaxda labada xisbi,ganacsato, iyo maayarka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS