DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasi Oo La Layeeshay Maayarka Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasi Oo La Layeeshay Maayarka Magaalada Gabiley.
February 5, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabnaya kaasi oo hordhiciisii aynu halkan idiinku soo gudbin doona

Maayar Maxamed Amiin ayaa wax laga waydiiday musharaxnimadiisa markale ee golaha deegaanka gabiley iyo rajada uu ka qabo in dib loosoo doorta

Sidoo kale Maayar amiin ayaa ka hadlay go,aankii golaha guurtidu ku taabaceen wakhtiga komishanku ucayimay doorashada iyo doorka uu ku leeyahay madaxwayne biixi in ay suurto gasho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HORDHACA WARAYSIGAN;

 

 

COMMENTS
LINKS