|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Cabdiraxmaan Cadami Iyo Siciid Jaamac Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
February 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad si balaadhan loosoo agaasimay kana qabsoontay magaalada hargaysa ayaa lagu shaciyay labada musharax eek ala Siciid jaamac cali oo u sharaxan golaha deegaanka caasimada Hargaysa iyo Cabdiraxmaan cadami oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.
Xaflada labadan musharax lagu shaaciyay ayaa ahayd mid heerkeedu sareeyo islamarkaana ay kazoo qaybgaleen hogaanka xisbiga, wasiiro iyo badi haldoorka bulshada reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Nasashada Caawa Fanaan Madax Mijilaystaha Cabdi Haybe Laanbad iyo Heesta Waxbaa Baalahayga ... DAAWO ; Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Yurub Geenyo Iyo Su,aalihii Ugu Adkaa Oo La Wa... DAAWO;-Gudida Horumarinta Hoodaale Oo Soo Af Jaray Khilaaf Shil Dhimasho Oo Mudo 3 Sano Ah Socday! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|