|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Labada Musharax Ee Beesha Cabdi Cali Umatalaya Wakiilada Iyo Deegaanka Oo Lagu Qabtay Magaalada Wajaale.
February 6, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo wafti u hogaaminayo magaalada wajaale kaga qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay laba musharax ee beesha cabdi cali yoonis jibriil uga kala sharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley taasi oo siwayn loo soo Agaasimay .
Waxaana magaalada wajaale gudoomiye faysal kusoo dhaweeyay madaxdhaqameedka iyo boqalaal kamid shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ee soo xulay laba musharax.
Sidoo kale munaasbiad ayaa laga jeediyay hadalo la xidhiidha taageerada ay beeshu uhayso xisbiga ucid iyo musharixiinta ay beeshu soo xulatay.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Biyaha iyo Xanaanada Xoolaha oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Deeg... Berbera: Magacyada Afar Arday Oo Bada Berbera Soo Tuftay Maydkooda Iyo Mid Kale Oo La Baadi Doonayo. DAAWO; Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa Oo Daamurkii Ugu Badnaa La Soo Degtay Iyo Masuuliyiin Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|