|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Abokor Ciise Iyo MusharixiintoodiiOo Iskaga Baxay Xisbiga Kulmiye, Kana Hilaacay Wadani!
February 1, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Beesha Abokor ciise ee degta gobolka saaxil ayaa gabi ahaanba iskaga tagtay xisbi xaakimka kulmiye kadib markii ay kala kulmiyeen farogalin iyo in musharixiintoodii la caqabadeeyo. Madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha abokor ciise ayaa udigo rogtay xisbiga wadani oo ay geeyeen musharixiintii umatalayay golayaasha deegaanka iyo wakiilada saaxil. Sidoo kale xisbiga Wadani ayaa sidiiran uqaabilay beeshan iyo musharixiintoodaba HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/UHCfXxsdEJI Related posts:Cabdikariim Axmed Mooge; “Waa Nin Odhaahdiisa Iyo Addinkiisu Is Leeyihiin, Filina Maayo Inuu Habeenk... HALKAN KA DAAWO KULAN DHEXMARAY WAFTI WASIIRO AH SOMALILAND IYO XUBNO KA MIDA WASIIRADA DALKA JABUU... “Muuse Biixi Taageerayaashii Madaxwaynaha Ka Dhigay (55%) Isaga Ayaa kala Naqaystay, Oo Intii Dookhi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|