|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dilka Ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle
January 21, 2021 - Written by Editor:BUUHOODLE(W,N)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryayta somaliland Cabdirashiid Ducaale Qombi ayaa ka hadlay dilka dhacay maalintii shalay agagaarka magaalada buuhoodle oo uu ka dhacay dil oo lagu dilay hal qof. Ugu horay wasiirka hawlaha guud ayaa tacsi udiray qoyska uu ka baxay Marxuumka la dilay isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii ka danbaysay dilkaasi Dhanka kale wasiir qombi ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay ninkan iyo xoolihiisii oo la dhacay HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Qaabilay Kuxigeenka Qaarada Africa Ee Hay'adda Boqor Salmaan. Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Iyo Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biji Ee Gobol... Shirkada Somcable Oo Dalaayado Uqaybisay Dadkii Ka Barakacay Suuqa Waaheen Oo Dooxa Ku Dhex Ganacsad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|