|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Layskugu Yeedhay Fadhi Deg Deg Ah Iyo Sobobta!
January 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Ayaa layskugu Yeedhay in iskugu yimaadaan kulan Deg deg ah kaasi oo goluhu kaga arinsan doono mudada uu komishanku ucayimay doorashadu in ay qabsoonto iswaafajinta mudo kordhintii ay hore usameeyeen golaha guurtidu. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa kulan deg deg ah ugu baaqay Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo fasax ku maqan. Xoghayaha Guud ee Golaha Guutida Cabdinaasir Beegsi, ayaa warbaahinta u sheegay in Shirguddoonka Guurtidu ku wargelinayaan Mudaneyaasha Guurtida fadhi aan caadi ahayn maalinta isniinta ee 1-02.2021-ka. Halkan ka akhri warqada kazoo baxay xafiiska gudoomiyaha golaha guurtida ee layskugu yeedhay mudanayaasha golaha Related posts:DAAWO; Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday Kana War Bixiyey Shir Uu Kaga Qa... DHACDO NAXDIN LEH Gaadhi Taxi (VITZ) ah oo Suuqa Badhtankiisa si Badheedh ah nin Traffic ah Ugu Jiid... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Gabiley Iyo Berbera Waxka Sheegin Balse Muuse Biixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|