|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ay Ulaaleen Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta!.
January 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa kulan la qaatay wasiirka awasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada oo hor yimid gudida golaha Sdoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay ulaaleen ruqsadaha shirkadaha isgaadhsiinta Dhanka kale gudoomiye kuxigeenka gudida dhaqaalaha ayaa ka hadlay kulanka ay la yeesheen wasiirka iyo arimaha ay kala hadleen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Haween Weynha Beesha Ay Kasoo Jeedaan Xubnaha U xidhan Fikirkooda Ee JIIDALI Oo Madal ay Isu... DAAWO; Madaxwayne Axmed Silaanyo Oo Kulankii U danbeeyey La Qaatay Golihiisa Wasiirada, La taliyayaa... Daawo: Cali Khaliif Oo Hargaysa Soo Gaadhay, Kulan Casho Sharaf Ahna La Qaatay Qaar Kamid Ah Siyaasi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|