|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ramaax Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Fiirsadaan Dadka Ay Usoo Xulanayaan Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
January 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali saleebaan ramaax oo kamid xisbiga ucid ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay ka fiirsadaan dadka ay usoo xulanayaan golayaasha wakiilada iyo deegaan Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa eedo culus ku hurgufay xildhibaanada golaha wakiilada oo iyagu kuraasida fadhiyay mudo 15sano HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|