|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof; Cabdisalaan Yaasiin Oo Sheegay In Biyaha Dawlada Jabuuti Kala Soo Baxayso Xeebta Somaliland Uu Usoo Sexeexay Farmaajo!
January 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ahaa haldoorkii SNM mudooyinkii udanbeeyayna kamid ahaa madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka,hadana kamid ah Ururka Somaliland Jire oo dhawaan Hargaysa lagaga dhawaaqay ayaa ka hadlay sida ay maamulka dalka gacanta ugu gashay kooxo danahooda ku fushada loona baahan yahay sidii loo heli lahaa Somaliland lawada leeyahay Sidoo kale Prof cabdisalaan yaasiin ayaa sheegay in ceelasha biyaha ee ay jabuuti ka qodonayso xeebaha Somaliland ay usoo sexeexday maamulka somaliya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War DegDega;Dooxa Magaalada Arabsiyo oo Qaaday Laba Gaadhi Iyo Dadkii Saarna Oo Aan Wali Lahayn Nolo... Golaha Wakiilada Jsl Oo Yeeshay Fadhigoodii Kowaad Iyo Gudi Uu Magacaabay Gudoomiye Cabdirasaaq Khal... Xukumadda Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Suldaan Sabayse iyo Axmed Muumin Seed Oo Cambaareeyay Xadh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|