“Diyaaradihii Xamar Joogay Ee Buufinayey Ayaxa Way Kici Waayeen Cabsi Darteed” Wasiir Beeraha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Diyaaradihii Xamar Joogay Ee Buufinayey Ayaxa Way Kici Waayeen Cabsi Darteed” Wasiir Beeraha Somaliland.
January 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed Oo manta hortagay gudida jootada ah ee golaha guurtida ayaa sheegay in sanad hoos udhac wayni ku yimid waxsoosaarkii beeraha

Sidoo kale wasiir seed ayaa ka hadlay sida diyaaradihii ayaxa la dagaalamayay Somaliland uga shaqeeyeen iyo kuwii muqdisho oo cabsi darted ukici kari waayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS