BOORAMA(W,N)-Suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana ee gobolka awdal ayaa manta si kulul ucanbaareeyy xadhiga afar wariye ooo maalintii afaraad ku xidhan magaalada boorama .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;