DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Baaq Nabadeed Udiray Dagaalada Udhexeeya Qoomiyadaha Somalida Iyo Canfarta Ee Dalka Itoobiya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Baaq Nabadeed Udiray Dagaalada Udhexeeya Qoomiyadaha Somalida Iyo Canfarta Ee Dalka Itoobiya,
January 29, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekhul baledka gobolka awdal sheekh  cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa madaxdaqameedka qoomiyada somalida iyo canfarta ee wada dega dalka itoobiya oo dagaalo qabaa,iil udhexeeyaan  ugu baaqay in ay dhexgalaan laga dhex galiyo nabad ay kuwada noolaadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALJA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS