|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoyska Abwaan Meecaad Miigane Oo Sheegay In Xoog lala Gaysto Dhul Ay Ku Leeyihiin Magaalada hargaysa Iyo Dulmiga Loo Gaystay.
January 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoyska abwaankii caanka ahaa ee Alle ha,unaxariistee Meecaad Miigane ayaa sheegay in dhul ay ku leeyihiin magaalada hargaysa kaasi oo dacwadoodu ka socoto mudo labaan sano ah. Sidoo kale qoyska abwaan meecaad miigane oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dhulkoodii xoog lagaga haysto islamarkaana ay cid wax uga qabata ay waayeen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaano Golaha Wakiilada Ka Tirsan Iyo Xubno Siyaasiyiin Madax-banaan ah Oo Loo Diiday Inay Booq... Daawo: Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Khudbad Dardaaran Ah U Jeediyay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Garaadada Beesha Dhulbahante Oo Ku Dhawaaqay In Ay Nabad Qaateen Aqbaleena Dalabkii Beesha Garxajis. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|