|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Loo Qabtay Dood Ku Saabsan Doorka Ay Ku Leeyihiin Doorashooyinka Iyo Kala Xulista Musharixiinta!
January 22, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Dood ku saabsan doorka ay madaxdhaqameedku ku leeyihiin doorashooyinka iyo kala xulista musharixiinta utartamaya golayaasha wakiilada iyo deegaanku oo lagu qabtay magaalada boorama Doodan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda dhaqanka iyo qaybaha bulshada ee kala duwan taasi oo lagu gorfeeyay doorka madaxdhaqameedka eek ala xulista musharixiinta, sobobta haweenka loogu duudsiyo iyo saamaynta ay xisbiyada laftoodu ku leeyihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN; Related posts:Dawlada Norway Oo Ka Hadashay Nin Dhalasheeda Haysta Oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Ku Xukuntay ... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Magaalada Boorama Tababar Uga Furay Maamulayaasha Du... "Hal Hayska Sanadkan Ee Xukuumada Muuse Biixi Waxaa La Yidhaa Horaa Loo Soconayaa”..Wasiir Koore COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|