DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Xubno Katirsan Qurba Joogta Reer Jsl Ee Dalka Sweden! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Xubno Katirsan Qurba Joogta Reer Jsl Ee Dalka Sweden!
January 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa casho sharaf ku maamuusay xubno kamid ah qurba joogta reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden oo  ku hawlan sidii maktabada  gabiley loogu soo ururin lahaa bugaag badan.

Sidoo kale aayarka gabiley oo ay weheliyaan xubno kamid ah goaha deegaanka maamulka maktabada gabiley iyo xubnihii qurba joogta ahaa ayaa soo kormeeray dhismaha maktabada gabiley oo hada gabo gabo ku dhow.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS