|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Sheegay Inay Sameeyeen Email-ladda Laamaha Dawladda Iyo Sugnaanaha Xogtooda!
December 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi sheikh cabdilaahi ayaa faah faahin ka bixiyay Emailada dawlada iyo baraha bulshada oo ay hirgaliyeen Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa sheegay in ay hirgaliyeen sidii xukuumadu u ogaan lahayd baraha bulshada hadii laga been abuuro iyo sugnaanshaha xogta dawlada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wufuud Ka Kala Socota Wadamada faransiiska Iyo... Golaha Wasiirada SL oo Maanta Shir ay Yeesheen ku ansixiyay in Darajada Ciidamada la bixiyo Maalinta... “Dhulkaygii Waxa Loo Xayiray, Wiil Madaxwayne Muuse Biixi Abti U Yahay”Macalin Maxamed Somaali. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|