Wafti Ka Socda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Ee Dalka South Afrika Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Ee Dalka South Afrika Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland!
December 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socda midowga Xisbiyada siyaasada ee dalka South Africa ayaa manta galinkii Danbe soo gaadhay caasimada magaalada hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland.

Waxaana ujeedada waftigan ka warbixiyay safiirka Somaliland Ufadhiya dalka south Africa oo isagu horkacayay waftigan oo ka kooban madaxda xisbiyada dalka south Africa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS