|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Jiida Tukaraq Ee Gobolka Sool.
December 24, 2020 - Written by Editor:TUKARAQ(W,N)-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sarreeyo Gaas Nuux Ismaciil Taani iyo Saraakiil uu Hoggaaminayo ayaa Safar shaqo ku gaadhay Jiida hore Gobalka Sool ee fadhiisimada Ciidamada Qaranku ku suganyihiiin. Taliyaha Ciidamada Qaranka ayaa waxa uu la kulmay Saraakiisha ku sugan Aaga Tukaraq Taliyaha Aagga Bari Sarreeyo Guuto Cali Bare Xuseen iyo Taliyaha Qaybta 31aad Ciidamada Qaranka Gaashaanle sarre Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal) kana dhagaystay xaalada Ciidamada ee jiida hore. Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Qaranka ayaa waxa uu la kulmay Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Tukaraq Odayaasha, isla markaana waxa uu uga umahad celiyay xidhiidhka wanaagsan ee u dhaxeeya Ciidamada Qaranka iyo Dadweynaha Magaalada Tukaraq iyo Gambadha.
Related posts:DAAWO;gudoomiye Ku xigeenka Kowaad iyo labaad Ee Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Ha... Xaafado Ka Tirsan Magaalada Hargaysa Oo Xalay Cabsi Libaax Soo Food Saartay Iyo Dadka Oo Habeenkii X... Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Madaxda DDSI Ku Hambalyeeyay Magacaabista Gobolada, Degmo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|