Taliska Ciidanka Booliska Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Dhaliilo Xisbiga Wadani Ka Sheegay Xaalada Xabsiyada Iyo Saldhigyada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Dhaliilo Xisbiga Wadani Ka Sheegay Xaalada Xabsiyada Iyo Saldhigyada Jsl.
December 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka ciidanka booliska Somaliland Gaanshaale sare Faysal Xiis ayaa jawaab kulul ka bixiyay warbixin uu xisbiga wadani kazoo saaray xaalada xabsiyada iyo saldhigyada Somaliland oo uu ku sheegay in ay liidato dadkana ay kusoo xidhaan bilaa waaran

Sidoo kale gaanshaanle faysal xiis ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dhaliilahaa uu xoghayaha cadaalada ee xisbiga wadani usoo jeediyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS