|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shacaboow Wixii Kaliya Ee Aad Lahaydeen Ayaa Wax Yar Lasiinayaa, Mana Aqbalayno In La Burburiyo”Siyaasi Rashiid
December 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa canbaareeyay burburinta ay xukuumadu kusamaynayo diyaaradii khayriyada saarnayd oo ahayd ataarta kaliya ee shacabka reer somaliland ku xasuustaan xasuuq iyo gumaadkii taliskii siyaad bare kula kacay Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa sheegay in taariikhda diyaaradan uu ku sun tanaa maayarkii hore ee caasimada cawil cilmi cabdale alle ha,unaxariistee balse hada ay qlooyinka xukuumada la dagaalamayaan taariikhdiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gaadhi Sida Raashin Dhacay Lagana Soo Celiyay Itoobiya Oo Mudo 45Cisho Ah Ku Xanibnaa Wajaale Oo Ogo... DAAWO;Wareysi Xiiso Badan Oo Wariye Maxamed Tiriig uu la Yeeshay Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo k... Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ujeedka Wafti Uu Hogaaminayey Wasiirka Maaliyadu Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|