|
|||||
WAJAALE NEWS
Saraakishii Uhoraysay Ee Ciidanka Booliska Ee Kasoo Baxay Kuliyada Cabdilaahi Askar Oo Lagu Xareeyay Kuuliyada Cusub Ee Booliska Jsl.
December 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Saraakiishii uhoreeyay ee hore uga soo baxay kuliyada cabdilaahi Askar ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa lagu xareeyay kuliyada cusub ee ciidamada booliska ee jamhuuriyada Somaliland taasi oo ay ciidankani noqon doonaan kuwii ugu horeeyay ee lagu furo kuliyada ciidanka booliska oo tiradoodu dhan tahay 46sarkaal. Waxaana munaasibadaasi ka hadlay taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo hoogaamada kala duwan ee ciidanka booliska. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Marxuum Abwaan/Macalin Cali Xasan Aadan (Cali B... Daawo:Xukuumada Oo Ka Hadashay Sheekh Ka Yimid Magaalada Boosaaso Oo Dhawaanahan Dadka Ku Dabiibi Ji... Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Wararkii U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|