|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Racfaanka Oo Xukun Dheer Ku Riday Dhalinyaro Loo Haystay Fal Ka Dhacay Xarunta Agoomaha.
December 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maxkamada racfaanka ayaa xukuno dheer ku riday qaarkamid ah dhalinyaro loo haystay kufsi loo gaystay cawo xariir ooo kamid ah ahayd caruurta ku jira xarunta agoomaha islamarkaana eedaysanayaashan ay kamid yihiin dhalinyarada ku jirta xarunta agoomaha. Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada racfaanka ayaa faah faahin ka bixiyay xukunkan ay ku rideen iyo waxyaabaha ay ucuskadeen. Dhanka kale dhalinyaradan loo xukumay kiiska cawo xariir ayaa qaarkood aanay qaan gaadhi islamarkaana xaqiiqada sida wax udhaceen laga maran bahaabiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Seerbiyaan Ah Oo Ka Sheekeeyay Dhacdo Uu Goob Joog u Ahaa Oo Sobobtay In Farmaajo Kursiga Ka... DAAWO ; Sidee Ayay Qaadashada Kaadhka Codbixintu Uga socotaa Gobolka Saaxil Iyo Deegaanada Hor yimaa... Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay inuu dhawaan Furmi doono Shirweyne Lagu Soo af-jarayo Colaadda Cee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|