|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.
December 28, 2020 - Written by Editor:LOWYO(W,N)-Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland oo mdo lix cisho h safar ku joogay dalka jabuuti ayaa kaga soo anbo baxay safar dhinaca dhulka oo uu ugu soo gudbay dhinaca Somaliland. Waftiga madaxwayne biixi ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Lowyo cado ee udhaxaysa jabuuti iyo Somaliland iyo magaalada saylac. Madxwaynaha iyo waftigiisa ayaa usoo jeeda dhinaca Caasimada somaliland wallow wararka qaar sheegayaan in uu safar ku marayo dhinaca xeeb oo uu kusii jeedo ceerigaabo. Related posts:Deeq Raashina Oo Ay Iska KAashadeeen Jaaliyada Dalka Sucuudi Carabiya , Wasiirka wasaarada Maaliyada... Qaar Kamida Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaadeed Ee Dalka Ka Jira Iyo Arimo Kale Oo ... Roobab Waawayn Oo La Saadaalinayo Inay Ka Da'i Doonaan Xeebaha Somaliland Iyo Digniinta Ay Xukuumad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|