Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Marxuumad Aamina Maxamuud Diiriye Oo Xalay Ku Geeriyootay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Marxuumad Aamina Maxamuud Diiriye Oo Xalay Ku Geeriyootay Hargaysa.
December 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haweenka waynaha  xisbiga kulmiye ayaa tacsi tiiraanyo leh  udiray guud shacabka Somaliland ,qoyskii iyo qaraabada ay ka baxday marxuumad aamina maxamuud diiriye oo xalay ku geeriyootay magaalada hargaysa kana mid ah xisbiga

Sidoo kale haweenka waynaha kulmiye ayaa tacsi taa lamid ah diray Marxuumad caasha oo xalay iyana ku geeriyootay hargaysa kana mid ahayd bahda waxbarashada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

COMMENTS
LINKS