“Hadii Ay Gabiley Iyo Berbera Naaskoodu Udhiiqay, Maaha In Lagu Xajiimeeyo”Maayar Cidin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Ay Gabiley Iyo Berbera Naaskoodu Udhiiqay, Maaha In Lagu Xajiimeeyo”Maayar Cidin.
December 22, 2020 - Written by Editor:

Berbera(W,N)-Maayarka magaalada berbera Cabdishakuur Cidin ayaa u jawaabay xisbiyada iyo dadka dhaliila miisaaniyada dawladaha hoose ee dalka oo si gaara loo bartilmaameedsado degmooyinka qaar isagoo sheegay dadka ka hadlay arintani in aanay gabi ahaanba fahansanayn waxa tahay dhaqaalaha ay helaan

Sidoo kale maayar cidin ayaa jawaab kululsiiyay masuul xisbiga wadani ka tirsan oo aruntaasi si indho la,aan ah uga hadlay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS